DEG DEG : Qarax ka dhacay dhuusamareeb

Waxaa magaaladda dhuusamareeb ee caasimadda maamulka galmudug ka dhacay qarax qasaare geystay iyadoo ruux naftii halige ah uu isku qarxiyay maqaayad kasoo horjeeda madaxtooyadda galmudug ,

Wararka qaar ayaa sheegaya in lala damacsana in lagu dhameeyo ciidanka ahlu sunna ee Ku biiraya dowladda dhexe.

Qasaaraha qaraxa ayaa ah dhaawaca afar qof iyo dhamashada hal qof oo ah ruuxa is qarxiyay .

 

Lasoco wixii kaso kordha

You might also like More from author