DEG.DEG Qarax ka dhacay Boosaso
Qarax Xoogan ayaa goordhow ka dhacay afafka hore ee magaalada Boosaaso, waxaana la sheegay in lala beegsaday Kolonyo gaadiid ah uu la socday Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Warar hordhac ah ayaa soo sheegaya in qaraxa uu qabsaday gaari ciidan oo la socday kolonyada Madaxweynaha waxaana jiro khasaara ka dhashay.
Boosaaso dhowaan waxaa ka dhacay qarax ay ku dhinteen odayaal dhaqan iyo dad kale oo shacab ahaa.
Faah-faahinta la Soco koordhaw