DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Muqdisho

Qaraxaan ayaa jugtiisa waxaa inta badan laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Ex-Afgooye ee Magalada Muqdisho.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in Gaari NOHA ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu qarxay,kadib markii ay rasaaseeyeen ciiamo ka irsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Wararka qaar ayaa waxaa ay sheegayaan in rag huebsyan oo saarnaa Gaariga NOHA ah ay ciidamada bambooyin ku tureen markii la joojiyay tasi oo keentay in ciidamadu gaariga rasaaseyeen kadibna uu qarxay.

Khasaaro kala duwna ayaa qaraxaaaso ka dhashay,waxaana halkaasi hataan ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya,kuwaas oo baaraya sida uu qaraa u dhacay.

Wararka kusoo kordha kala socda halkan 

You might also like More from author