DEG DEG:- Maxkamada ICJ oo noo xukmisay lahaanshiyaha badeena Somaliya oo kenya qeyb kamid ah inagu heysatay

Maxkamada cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa u xukmisay dalkeenna baddii ay nagu haysatay Kenya .

Maxkamada ayaa sheegtay in Kenya ay ku xadgudubtay madaxbanaanida Soomaaliya xaqna aysan u lahayn in bada Soomaaliya ku xadgudubto ayna jabiso xukunka maxkamada ka soo baxay

Wafdi dowlada ka mid ah ayaa ku sugan Maxkamada horteyda kuwaas oo warbaahinta la hadli doona

Fb Img 1634047462845

You might also like More from author