DEG DEG: Madaxweyne Xaaf oo Xilka laga qaaday

Madaxweynaha Dawlad Gobolleedka Galmudug  Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa xilka laga qaaday galabta kadib kulan ay baarlamaanka Maamulkaasi ku yeesheen  Magaalada Cadaado.

Kulan ay yeesheen Xildhibaanada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa 55 Xildhibaan 52 ka mid ahaa ayaa ogolaatay 2 ayaa diiday  1 ka mid ahna wuu ka aamusay

Goordhow la socda Warkaas oo faah faahsan

You might also like More from author