DEG DEG:- Madaxweynaha Hirshabelle oo caawa joowhar kula kulmay Sentaradii ku soo baxay doorashadii jowjar ka dhacday

Madaxweynaha Hirshaballe Cali Xuseyn Cali Guudlaawe ayaa la kulmay caawa Sentarada Aqlka Sare ee dhawaan lagu doortay Jowhar

Madaxweyne Cali Gudlaawi ayaa casho sharaf u sameeyay Sentaradan iyaga oo iska Xog wareystay Arimaha Hirshabelle iyo howlaha horyaala Aqlka Sare.

Hirshabeeelle ayaa dhawaan soo gabagabeysay doorashada Sentarada Aqlka sare ee ka soo galaya deegnada hirshabelle Aqlka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya

You might also like More from author