DEG DEG- Fahad Yaasiin oo sawiro uusan fileyn laga qaaday

Fahad Yaasiin,Taliyinii Nisa oo Sawirkaan laga soo qaaday xili lagu xanibay dalka Jabuuti

Afar sano kadib ayaa sawirkii ugu horeeyay laga helay

dad shacab ah oo la socday diyaaradii la hakiyay iyo shaqaalaha garoonka Jabuuti ayaa sawiro dhowr ah ka qaaday Fahad

horay ayaa Sargaalkaan waxaa xusid mudan in uu u diiday in sawiro laga qaado, iyada oo dad loo xiray horay shaqana looga eryay sawiro laga qaaday darteyd

 

You might also like More from author