DEG DEG Dagaal laga cabsi qabo in uu dhex maro Ciidamo ka baxay dhuusamareeb iyo kuwii ka yimid Gaalkacyo

Ciidamada Ka imaadey Gaalkacyo Ayaa Hada Gaarey Deegaanka Cara Tuurka Oo U Dhaxeeya Godinlabe Iyo Mareergur Waxaan Jira Ciimo Kale Oo iyagana Ka Imaadey Dhuusamreeb Kuwaas Oo Diidan In Ciidanku Tago Dhuusamreeb Ciidamamada Ka Imaadey dhuusamareeb Ayaa Jooga Duleedka Koonfureed Ee Mareergur lWaxaana Jira Cabsi Ah Inay Isku Dhacaan.

lasoco wixii kaso kordha.Image may contain: sky, mountain, nature and outdoorImage may contain: sky, outdoor and nature

You might also like More from author