DEG DEG- Banaanbax ka socda Deegaanka Xananbuure

Banaan bax looga Soo horjeedo qaabka ay Galmudug iyo Dowladda Federaalku u maareeyeen Colaada Xabanbuure oo ka socda Deegaanka Xananbuure ee Gobalka Galgaduud.

Dibad baxayaal Haween u badan ayaa isugu soo baxay Gudaha Deegaanka Xananbuure waxayna sheegeen in aan loo dulqaadan Karin in Dowladdu ay Xananbuure Tagto Marka dadka isku baaba,aan marka horana ay isku fiirsato dhinacyada Dagaalamaya.

dadka ayaa deegaanka ku gubay taayaro kuwaas oo uurada ka baxeyso ay cirka isku shareertay

You might also like More from author