DEG DEG-AUN Bashiir Raage Shiiraar oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed oo ku geeriyooday Muqdisho.

AU Bashiir Raage Shiiraar oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaaliyeed horayna uga mid ahaa isbahaysigii hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho mar maamulayey ayaa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa la sheegay in wadnuhu istaagay sidaasna uu ku geeriyooday oo halmar lagusoo booday.

You might also like More from author