DEG DEG:-Alshabaab oo buburiyay garoonkii diyaaradaha Bulaburde

Alshabaab ayaa buburiyay Garoonka Diyaaradaha Buulaburde, kadib markii qaraxyo ay u adeygsadeen.

Garoonka ayaa dhawaan la dhisay. iyadoo lagu dhisay is xilqaan

Maamulka Degmada iyo laamha amniga ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan

You might also like More from author