DEG DEG: Agaasimihii Wasaaradda Waxbarashada oo Xilka Laga Qaaday
Waxaa Goordhow xilka qaadis lagu sameeyay Agaasimihii Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabduqaadir Nuur ,iyada oo dhamaan la mideeyay Agaasinka Wasaarada waxbrashada Hiddaha iyo tacliinta Sare.
Wareegto ka soo baxday Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cusmaan ayaa waxaa Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada Soomaaliya loogu Magacaabay Xasan Mxamed Cali (Tata)
Sidoo Waxaa meesha ka baxay Awoodii Agaasimhii Guud ee Hiddaha iyo tacliinta Sare oo ahaa Ismaaciil Yuusuf Cusmaan,maadaama Wasaarada Wxbarashada Agaasime guud loogu Magacaabay Xasan Mxamed Cali (Tata)