DAAWO Wareysigii ugu Dambeeyay uu Bixiyo Qalbi Dhagax

Waxaa weli taagan muranka ka dhashay qorshaha ay dowlada Somalia Ethiopia ugu gacan galisay Sargaalka ONLF Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax).

Qalbi Dhagax, ayaa wareysigiisii ugu danbeeyay ee lala yeeshay ku sheegay inuu yahay mid uu dardaaran ugu diraayo dhammaan Umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa reer Ogadenia.

Qalbi Dhagax, waxa uu sheegay in dhalinyarada kasoo jeeda dhulka Ogadenia uu ugu baaqaayo inay dhaqaale ku bixiyaan Jabhada ONLF si buu yiri Ethiopia looga xoreeyo dhulka Soomaalida.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WAREYSIGA OO DHA MEYSTIRAN

https://www.youtube.com/watch?v=Ba7zXCteTUg

You might also like More from author