DAAWO WARBIXIN CAJIIB AH: Qof aadan aqoon hadii uu Saa’id kuu Fiiriyo makaa helay?

Miyaan Xanuuno badan laga garan ama laga dareemin Indhahaaga,Maxaa Dhakhtaradu inta badan Indhaha qofka u eegaan Marka uu bukaanka yahay ama la baadhaayo,Astaamaha xanuuno badan Maxaa Indhaha looga gartaa,Sida Casaan,Huruud,Ilmo socota,Dhiig la,aan iwm.Indhuhu Xanuunka ka sakow waxa ay Dad badan u Tusaan Jawiga iyo Waayaha Nololeed ee Qofku ku Jiro.Haddaba Xanuunka Jaceylka ma laga garan karaa Indhaha,Isaguba waa Xanuune,Isha qofka wax Jecel ma ka dareemeysaa Dareenka ay ku Qabto.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO WARBIXIN KU SAABSAN ARINTAASI

You might also like More from author