DAAWO Shabaab oo soo Bandhigtay Hub & Gaadiid Casri ah ay ka qabsadeen Weerarkii Buula Gaduud

Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Sawirro ay ku sheegeen in ay ahaayeen weerarkii todobaadkii la soo dhaafay ay ku qaadeen deegaanka Buula Gaduud ee Gobolka Jubbada Hoose halkaas oo ay fariisin ku leeyihiin ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland.

Sawiirada oo ay soo dhigeen baraha ay Internet-ka ku leeyihiin ayaa waxa ay sheegeen in weerarkaas Saanad Meleteri oo isugu jira hub iyo Gaadiid ay ku soo qabsadeen.

Hoos Ka Daawo Sawirrada

You might also like More from author