DAAWO: Khudbad dhinacyo kala duwan uu Muuse Biixi Jeediyey

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Muuse Biixi Cabdi Oo Qabtay Shir Jaraa’iid Axada Maanta aheyd ayuu Kaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka Berri Loo Dareerayo.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in muddo 9 Bilood ah ay ololaha doorashada iyo howlaheeda ugu dambeyn berri lasoo gaaray xilligii doorashada.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

You might also like More from author