DAAWO: Faysal Cali Waraabe“S.land maanta Ayay ugu Liidataa, Waxaa Cadow ku ah XAMAR & Garoowe”

Faysal Cali Waraabe oo Jeediyey Khudbad la yaab leh ayaa wuxuu sheegay in maamulka Somaliland uu Xiligan Marayo Xaaladii ugu Adkayd ee soo marta, Siduu Hadalka u dhigay, Wuxuuna Sidoo kale Eedaymo Dusha uga Tuuray C.raxmaan Cirro iyo Muuse Biixi.

Faysal ayaa wuxuu sheegay in dhinacyo badan oo Soomaaliya ka tirsan ay Weerar ku hayaan Somaliland “Maanta maalin ay inooga Xun tahay ma jirto, waxba yaan Been la isku sheegin, Cadow badan oo ikuu Xidhan Baynu yeelanay, kasoo Bilow Kismaanyo, Xamar Oo Farmaajo kasoo baxay Garoowe iyo ( Kililka Shanaad), Sidoo kale dadkeena Qabyaalada ayaa lagu kala Kaxeeyay “ Ayuu yiri

HALKAAN HOOSE KA DAAWO

You might also like More from author