Daadad Ku Rogmaday Qeybo Ka Mid Ah Magaalada Sydney Australia

Magaalada Sydney Ee Dalka Australia waxaa lasoo warinayaa in daadad ay ku rogmadeen qeybo ka mid ah magaaladaasi.

Sabtidii Shalay ilaa xalay ayuu roob mahiigaan ah da’ayey sida ay Khubarada Saadaasha Hawada sheegeena ilaa Axada dambe ayaa laga yaabaa in roobka uu di’i doono.

Khasaaro ayaa jira balse weli tiro koob lama soo saarin.

Dawlada Australia ayaa dadka ugu baaqday inay guryahooda ku negaadaan si loo yareeyo khasaaraha Duufaan laga cabsi qabo in roobka la socoto.

You might also like More from author