Cunar Filish oo la kulmay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar maxamud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Xarunta Aqlka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan Kula Qaatay Madaxda Dugsiyada Gobolka Banaadir

Gudoomiye Cumar ayaa Madaxa Dugsiyada Gobolka Banaadir Kala Hadlay Dardargalinta Iyo Hormarinta Waxabarashada Dugsiyada Gobolka Banaadir.

You might also like More from author