Ciidankii tababarka loogu qaaday dalka Eritea 17 Askari ka mid ah oo medykooda Muqdisho laga soo dajiyay saakay!

Garoonka Diyaaradaha Aaden Adde ee magaalada Muqdisho Saakay waxaa la keenay Maydka 17 dhalin yaro Soomaali ah kuwaa oo horey taba bar ciidan loogu qaaday Dalka Eritrea/ Ereteriya

Dhalin yaradaan ayaa ka mid ahaa 700 oo askari dowladda Qatar ku taba bareesay xero ciidan oo ay ku leeedahay dalka Ereteriya
Dilka ama leeynta askartaan taba barka ku jirtay ayaa yimid markii Ay is laayeen 7dii bishaan hada dhamaadka ahi ayaga iyo koox ka tirsan ciidanka Dowladda Eritrea ee martida loo ahaa
Wali dowladda soomaalia kama hadal marka laga reebo in ay diyaaradii maydka waday ka dejisay.

You might also like More from author