Cabdulaahi Timacade Oo Loo Doortay Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Aqalka Sare

Waxaa goordhow lagu soo geba-gabeeyay teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho doorashada Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare, waxaana wareega Saddexaad ee loo gudbay ku guleystay Senoter

Wareega labaad  ayaa waxaa ku tartami lahaa ilaa Afar musharrax ee kala ah Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde)

1: Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde)

2: Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag).

3: Senator Ilyaas Badel Gaboose.

4:  Senoter Xasan Xuseen Xaaji

Hayeeshee waxaa tartanka ka tanaasulay Senator Ilyaas Badel Gaboose & Senoter Xasan Xuseen Xaaji, waxaana wareega Saddexaad oo loo gudbay ku tartamay Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) iyo Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), waxaana ku guuleystay guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka Sare , waxaana codadaka ay u kala heleen.

1: Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) 30 Cod

2: Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)  23 hal cod ayaa halaabay.

You might also like More from author