Cabdirisaaq Caato oo mar kale xil weyn loo magacaabay.

Cabdirisaaq Caato oo mar kale Xil weyn loo magacaabay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta dib ugu magacaabay Si kumeel gaar ah Agaasimaha Madaxtooyda Soomaaliya

Abdirasak Caato oo asbuuci hore laga eryay xafiiska Raisal wasaaraha oo markii hore si kumeel gaar ah loogu magacaabay xoghayaha joogtada ee xafiiskas kadib markii uu weeraray lataliye ka tirsan xafiiskas oo lagu magacaabo
yaxye Cali Hareeri oo uu kala dagay gaari la sheegay in uu lahaa raisal wasaare Khayre. Cabdirisaaq caato ayaa Lagu abaal mariyay in laga dhiigo Agaasimaha Madaxtooyada Cabdirisaaq Caato ayey isku heyb yihin Madaxweyne Farmaajo.

You might also like More from author