Cabdikariin Guuleed balan Ayaa meel inoo yaalo Aniga iyo Fahad,

Cabdikariin Guuleed balan Ayaa meel inoo yaalo Aniga iyo Fahad,

Madaxweynihii hore Ee galmudug Cabdikariin guuleed Ayaa wada olole oo ugu jiro sidii loo dooran lahaa Musharax Axmed qoorqoor oo Ay wadato dowlada Cabdikariin, Ayaa dad badan oo uu la xiriiray u sheeg In balan Ay wada galeen Fahad Yaasiin Taasi oo ah In Doorashada 2021 uu Cabdikariin Nabad iyo nolol u noqodo qofka labaad oo Ay watan Nabad iyo nolol.
Dhan kale Cabdikariin Guuleed oo ah shaqsi aad u been badan ayaa dadka ku leh xildhibaan hebel ayan kugu bedalayaa Ee la shaqee qoorqoor
xiligan la joogo Cabdikariin kama gadmayo bulshada ku nool galmudug ayagoo og halka uu dhiigay maamulkii loo dhiibay asagoon hal musqul u qodin shacabka uu maamulayay hadaba damaca Cabdikariin Ayaa ah mid uu dadka been ugu sheegayo asagoo la safan kooxda Farmaajo.

You might also like More from author