C/rashiid Maxamed Xidig oo loo doortay Xubin kamid ah Gollaha shacabka.

Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT Dr. Siyaad Maxamed Mursal ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada kursiga, #Hop072.

Guddiga ayaa shegay in C/rashiid Maxamed Xidig uu ku guuleystay kursiga Sumadiisu tahay Hop-072, kadib markii uu helay Codad gaaraya 75 cod,halka musharaxii la tartamayay oo ahaa C/samad Maxamed C/laahi uu isna helay 18 cod.

Waxaana halaabay 2 cod sida uu shaaciyey gudoomiyaha.

You might also like More from author