Bil ka hor Israa’iil ka furushadeda safarad ee sudan iyo iscasilada Al bashiir maxa ka dhaxeeya ?

Bil ka hor South Sudan waxaa safaarad ka furtay Israa’iil. Suudaan waxaa laga dhoofiyaa 8% shidaalka Cina. Yaa siiyay “green lights” militariga? Netanyahu waa uu guleystay, markii 5aan ayaa la doortay! John R. Bolton waa “pure Gop” (Republican). Waa la taliyaha ugu weyn ee Trump isla markaanna saaxiib rasmi ah ee Sacuudi, Emirates iyo Israa’iil. Ma waxa ay idiinla tahay in Soomaaliya ay been uga aamustay arrinta Golan? Warka waa uu cad yahay: annaga (USA) ayaa ka talinno Soomaaliya! Marayka waa dad gorgortomo. Shaki iigama jiro in Kheyre la soo canaantay. Haddaba, Mucaaradoow waa maxay “ajendadaada dhaqaale iyo xiriirka dibadda”? Su’aal: deeynta caalanka ma canshuur uun baa lagu bixiyaa mise horumarka dhaqaale? Illaa Mucaarad uusan ka hadlin arrimahaan aamin ma gali karo. Eed uun baa raaceysa di A.A. Shakuur oo goobta Twitter-ka lagu haysto! Xilli cusub ayaan ku soconnaa oo “nabad iyo dib u hesheysiin” aan ku saleysnaandoonin. Ha soo dhowaado xilliga cusub ee aan ka wada hadalno Dhaqaale, Shaqo iyo Dowlad awoodeeda ay yar tahay oo ayna ku saleeysan tahay Xaafad, Degmo, Tuulo, Gobol iyo Barlamaan Qaran oo madax banaan

You might also like More from author