Beesha Maxamuud hiraab (duduble) oo wada kacdoon ka dhan ah Senator dhagey geele,

Beesha Maxamuud hiraab (duduble) oo wada kacdoon ka dhan ah Senator dhagey geele,

Beesha Maxamuud hiraab (duduble) oo wada kacdoon ka dhan ah Senator dhagey geele,

Beesha Maxamuud hiraab duduble, aqoon yahanadooda oo shir ku yeeshay magaalada muqdisho iyo kuwa ku sugan qurbaha ayaa ka wada hadalay in ay ka tashadan siyaasada galmudugta cusub ee la dhisayo iyo doorkooda kadib marki ay maqleen in dulaalka weyn ee dhagey geele, uu wato ragga darawalo ah ee ka shaqeysto afrikada si uu uga dhiigto xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Galmudug ku matalayo beesha Maxamuud xiraab dhagey geele, ayaa xubnihii hore ee baarlamaanka galmudug ku darsaday ilaaladiisa dhagey geele,ayaa ah shaqsi aan dugsiga hoose soo dhiigan.
beesha Maxamuud hiraab ayaa rabto in ay u madax banaanato soo xulista xildhibaanada Cusub ee galmudug. Dhagey geele ayaa ah shaqsi siyaasada beesha uu ku matalo uu ka fiirisado dantiisa. kulmada socodo ee beesha maxamuud hiraab ayaa soo af jari doonta dulaalnimada Dhagey geele.
Cabashada aqoonyahanada beesha duduble ayaa mudo Dheer soo socotay taasi oo la xiriirto in dhagey uu raali ka aheyn in shaqsi aqoon leh uu soo dhex galo dowlada taasi oo uu u arko qatar siyaasadeed oo dhib ku keeni karto.

You might also like More from author