Bashiir Goobbe oo loo Magacaabay Wasiiru-Dowle.

Bashiir Maxamed Jaamac oo loo Yaqaan Bashiir Goobbe ayaa maanta oo ay Taariiqdu Tahay 23//10/2021 loo magacaabay xilka Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska.

Reysal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xilkaan oo uu  Maanta u Magacaabay  Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) waxaa ay Qeyb ka tahay Hishiis uu la gaaray Madaxweyne Farmaajo.

Bashiir Goobe ayaa horay Reysal Wasaare Rooble uu ugu Magcabaay Taliyaha Nabad Sugida Gobolka Banaadir  kadib Xil ka qaadis lagu sameeyey Taliyii Hay-adaasi Fahad Yassiin .

W/Q: MOHAMED YAHYE JINOW

You might also like More from author