Barasaabka Wajeer oo maanta ka bad baaday Isku day Xilka qaadis Ah

Gudoomiyaha Magaalada Wajeer Ee Gobolka wuqooyi Bari Kenya ayaa ka bad baaday Mooshin xilka looga qaadi lahaa.

Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa sheegay in Maxkamadaha Dalka ay hor istaageen Mooshinkaasi uu ku tilmaamay mid sharci daro.

Waxa uu ka warbixiyey sida loo soo hor istaagay Mooshinkii maanta la hor istaagay.

Eedeymo loo soo jeediyey Barasaabka Wajeer ayaa la sheegay inuu beeniyey iyadoo mooshinkii la filayey dhicisoobay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author