Banaanbax ka dhashay Natiijada Doorashada Gabiley oo ka dhacay…

Dadweyne Careysan ayaa iskugu soo baxay maanta Deegaanka caro yaambo oo hoostaga Degmada Arabsiiyo,iyagoo ka hor yimid natiijada kasoo baxday doorashadii lagu dhawaaqay Gabiley.

Banaanbax ay dhigeen waxay dadka isku soo baxay ay sheegeen inaysan doorashada aheyn natiijada murashax ay wateen mid si sax ah ku timid.

Waxaa istaagay isku socodka Magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley iyadoo taageerayaasha careysan ay diideen in gaadiidka halkaasi isticmaalaan.

You might also like More from author