Banaanbax ay ka qeybgalen haween lndha Shareer xiran oo ka dhacay Muqdisho

Mudaaharaadkan oo lagu sheegay in lagu taagerayo Fahad Yaasiin oo xilka Nisa uu ka qaaday Raysalwasaraha dalka ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sida la sheegay waxaa soo qaban qaabiyay Gudoomiye Xigeynka Amniga Gobolka Banaadir Cali Yare Cali

ka soo qeybgalayaasha oo aan badneen ayaa waxaa ku jira haween gaarayay ku dhawaad 10 kuwaas oo xirtay indha shareer waxaa laga dheehanayay in ay ka baqanayen dadka ka xun Kiiska ikraan Taliil oo cadaalad u raadinaya

 

You might also like More from author