Banaan bax ka dhan ah Kheyre oo ka socda magaaladda Cadaado

Magaaladda cadaado ee maamulka galmudug ayaa waxaa ka bilowday banaan bax ka dhan ah raisal wasaare kheyre iyadoo dadka banaan baxa dhiga ay diidan yihiin hadalka kheyre ee ahaa in doorashadda galmudug lagu qabanayo magaaladda dhuusam mareeb ,odayaasha cadaado hadal ka soo baxay dhawaan ayay kaga soo horjeesteen hadalka kheyre .

waxaa maanta tagay magaaladda dhuusamareeb taliyaasha ciidanka malatariga booliiska iyo asluubta iyadoo ujeedka ugu weyn uu yahay sugidda amniga magaaladda dhuusmareeb oo uu kheyre iclamaiyay in ay ka dhacdo doorashada maamulka galmudug.

You might also like More from author