Garowe:- Baarlamaanka dowlad gobaleedka Puntland oo kalsoonida kala noqday golaha wasiiradda ee Puntland.

47 Xildhibaan Oo U Codeysey In Golaha Wasiirada Puntland Xasaanadii Laga Laga Laabto.

9 Xildhibaan ayaa ka aamusay 1 Xildhibaan waa diiday,waxaa Xarunta Baarlamaanka ku sugnaa 57 xildhibaan oo kooramka Maanta Ku furmay.

Xildhibaanada ayaa keenay Mooshin deg deg ah,waxaana xalay loo caalwaayey in la xaliyo.

You might also like More from author