Axmed Madoobe Oo Saaka Xilkii Ka Qaaday C/rashiid Janan

Qoraal Kasoo Baxay Madaxtooyada Jubbaland Ayaa Saaka waxa xilka looga qaaday Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdi Nuur (Janan).

Qoraalka oo nuqul ka mid ah helnay ayaa lagu sheegay mid Axmed Madoobe tashiyo uu sameeyey kadib uu garwaaqsaday Xilka inuu ka xayuubiyo Janan.

Madoobe oo weli Muqdisho kusugan ayaa kusoo aadiyey xilka qaadistaasi xilli maanta Janan iyo Ciidanka la socda laga sugayo Beled xaawo si ay Dawlada Heshiis rasmi ah ukala saxiixdaan.

Janan
Janan

You might also like More from author