Axmed Karaash oo Qaabilay Wafdi Cadaan Ah (SAWIRRO)

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda socdaalka adduunka  (IOM) ee Soomaaliya Richard Danziger.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Saraakiil Madaxtooyo, waxaa looga hadlay dar-dargelinta ka hortagga tahriibta iyo caawimaada  qaxootiga kasoo talaaba xuduudaha Puntland.

Madaxweyne ku-Xigeenka Puntland, ayaa Hay’adda IOM uga mahadceliyay doorka lixaadka leh ee ay marwalba ka qaadato kobcinta iyo tayeynta Hay’adaha dowliga ah ee Puntland.

184533082 1166334227113429 1839255184027368727 N

184547947 1166334267113425 7047568965221931889 N

184558996 1166334280446757 7104268442182492108 N

184744860 1166334353780083 481126792279323610 N

184784396 1166334163780102 6101085852383622097 N
185211807 1166334310446754 1430594550371058665 N

185359419 1166334330446752 7250379699255412025 N

You might also like More from author