Ammaanka Muqdisho oo la adkeeyay,Gaadiidka Qaraxyo oo laga shakiyay & Tuhunka oo galay…

Faah faahino laga helayo digniin ay DF ka soo saartay amniga magaalada Muqdisho,islamarkaana darawalada gaadiidka ay dhigtaan hareeraha wadooyinka (Parking) si aysan dhibaato uga soo gaarin Qaraxyo.

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa caawa si aad ah loo adkeeyay,waxaana ciidamo cusub lagu kordhiyay Isgoyska waa weyn ee magaalada Muqdisho si aysan uga soo tusin gaadiidka Qaraxyada sida.

You might also like More from author