Amisom oo mudo kordhin lo sameyay howl galkooda soomaaliya

Howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, Guddiga nabadda iyo amaanka ee Midowga Afrika iyo Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa muddo kordhin dheeraad ah u sameeyay howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM loo yaqaan.

Muddada cusub ee AMISOM oo hal sano ah,waxaa ay ka billaabaneysaa 27ka Bishan May,waxaana ay ku egtahay 27ka Bisha May 2020ka.

Image may contain: one or more people and people standing

You might also like More from author