Amiir Katirsanaa Al Shabaab Oo Lagu Xiray Kismaayo

Ciidamada Nabad sugida Dawlad Gobolleedka Jubbaland ayaa waxay sheegeen in gacanta lagu dhigay Sargaal sare oo Katirsanaa Al Shabaab.

Qoraal kooban oo kasoo baxay taliskaasi ayaa lagu Yiri:

“Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa hawlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deeganada Gosha  ku soo qabtay madaxii Macluumaadka Jabhada Shabaab  ee aaga Kismaayo  Ugaas Aadan Mohamed (Dhakalow)

Ma Jirto Faah faahin Intaas kabadan oo laga bixiyey Howlgalkaasi iyo halka la geeyey Ninkaasi Qabtay.

You might also like More from author