Daawo:-Al-Shabaab oo joojiyay Dhismaha ka socday Stadium Muqdisho

Facebook

Twitter

Al-Shabaab ayaa joojiyay dhismaha Garoonka kubadda Cagta ee Stadium Mogadisho,Waxaana ay Shaqaalaha ugu hanjabay in aanay xaadiri karin Shaqada ka socota Garoonka Stadium Mogadisho

AL-SHABAAB AYAA SOO SAARAY AMAR AY KU JOOJIYEEN DHISMAHA GAROONKA KUBADDA CAGTA EE STADIUM MOGADISHO. WAXA AY SHAQAALAHA UGU HANJABAY IN AANAY XAADIRI KARIN SHAQADA KA SOCOTA GAROONKA STADIUM MOGADISHO.

AL-SHABAAB AYAA SOO SAARAY AMAR AY KU JOOJIYEEN DHISMAHA GAROONKA KUBADDA CAGTA EE STADIUM MOGADISHO. WAXA AY SHAQAALAHA UGU HANJABAY IN AANAY XAADIRI KARIN SHAQADA KA SOCOTA GAROONKA STADIUM MOGADISHO. WARIYE MOHAMED ABUKAR DABASHE AYAA SOO JEEDINAYA WARBIXINTAAN.