AKHRISO:- Puntland oo Safiir u magacowday Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa dowladda Itoobiya u magacaabay Safiir cusub,kasoo maamulka Puntland u qaabilsanaan doona Itoobiya.

Safiirka cusub ayaa lagu magacaabaa Sureer Abshir Muuse.

Waxaa uu xusid in dowladda Soomaaliya ayaa Safiir ku leedahay dalka Itoobiya.

You might also like More from author