AKHRISO: Amaro culus oo lagu soo rogay Golaha Wasiirada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Somaliya, ayaa markii ugu horeysay awaamiir kusoo rogay Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya, ka dib weerarkii Shacabka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire.

Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inaanan Golaha Wasiirada warar ku saabsan siyaasadda u adeegsan karin barraha bulshada iyo warbaahinta, intaba, iyagoo aan ogolaansho ka haysan Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre.

You might also like More from author