Ahlusunna oo sheegtay in uu burburay heshiiskii DFS kuna dhawaaqday dagaal

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug ayaa si rasmi ah loogu sheegay inuu bur buray heshiskii ay wada galeen galmudug-A,S,W,J iyo DFS sababna ay utahay dowlada Federaalka Soomaaliya

Ciidamada Ahlusunna iyo shacabka ku nool deegaannada Galmudug ayaa loogu baaqay inay  u diyaar garoobaan difaaca naftooda,degaankooda iyo diintooda,sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.

You might also like More from author