Agaasimihii Wasaaradda Gaashaandhiga oo Shaqada Laga joojiyay

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe), ayaa shaqadii ka joojiyay Agaasimihii Wasaarada Sonkor Jaamac Geyre.

Digreeto kasoo baxday xafiiska wasiirka islamarkaana lala socodsiiyay Raisulwasaraaha Xukuumadda Soomaliya ayaa xilka agaasimaha waxaa si KMG ahaan loogu magacaabay Warsame Maxamuud Xasan (Keytoon).

You might also like More from author