AFRICOM oo Danad ku wareejisey Gaadiidka Gaashaaman

Taliska Howlgalka Mareykanka ee Soomaaliya AFRICOM ayaa Ciidanka Kumaandoosta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Ee DANAB ku wareejiyay Gawaarida Gashaaman ee ay ku howlgalaan Ciidamada.

Gaadiidkaan ayaa la sheegay in ay dowr Muhiim ka qaadan doona howlgalka Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay dalka uga saarayaan Alshabaab.

Waxay kusoo aadaysaa xilli loo baahi qabay Gawaaridaan ayey yiraahdaan Taliska DANAB Ee Xoogga Soomaaliyeed.

You might also like More from author