Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Dowlad deegaanka oo booqday goobo ay ka jiraan abaaro baahsan.

Raisul Wasaare Abiy Ahmed oo uu weheliyo madaxwaynaha DDS Mudane Mustafe Mohumed Omar iyo masuuliyiin kale oo booqdey goobo kala duwan oo duleedka caasimada ah si ay usoo arkaan saamaynta abaarta.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay inay xukuumadiisu xooga saari doonto sidii loo samato bixin lahaa bulshada Deegaanka iyadoo la raacayo qorshayaasha heer deegaan ee la tacaalista abaaraha sida biyo dhaanka iyo quudinta dadka iyo duunyada

You might also like More from author