Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabadda iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka gobollada waqooyi ee Somaliland.

kulanka waxaa ka hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaliya Hassan sheekh Raysalwasarihii hore Hassan Alli Kheyre Siyaasiyiinta Gobolada wuqooyi Raysalwasaare ku xigeenka dalka iyo Rasyalwasaare rooble

inta badan waxa ay ka hadleen qodobada la isku afhartay

khudbadii ugu horeysay waxaa jeediyay Mahdi Guleyd kaaso oo yiri.

“Marka ay siyaasiyiinta Koonfureed faragelinta naga daayeen waad aragtaan heshiiska miradhallay ee siyaasiinta G/Waqooyi gaareen”.

S

You might also like More from author