Wasiirka Arrimaha Debbada Ireland iyo Reysalwasaare Rooble oo Kulmay+Sawirro

Simon Coveney Wasiirka Difaaca Dalka Ireland ayaa soo gaaray Magaalada Muqdishu isagoona kulan xasaasi ah la yeeshay Reysalwasarraha Dalka Eng Rooble .

Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Reysal wasaaraha Dalka  ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay  Wasiirka Difaaca dalka Ireland Simon Coveney oo sidoo kalana ah Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalkaasi Ireland

Labada Masuul Kulankooda ayaa diiradda lagu saaray  iskaashiga iyo xoojinta xariirka ladabada dowladood.

waxaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday Kulanka intii uu socday   taageerada joogtada ah ee Midowga Yurub oo xubin ka ah dalka Ireland , gacan siinta arrimaha doorashooyinka, taageerada amniga iyo gacan siinta Ciidanka Qaranka Soomaaliya iyo kuwa  AMISOM.

Ireland ayaa balan qaaday in ay xiriir cusub la sameysan doonto Soomaaliya.

1
1
2
2
3
3
4
4
5
5
6
6

By Mohamed Yahye Jinow

 

You might also like More from author