Browsing Category
SOMALIA
Shirkii Golaha Wasiirada ee Khamiislaha ahaa oo Maanta baaqday xilli la wada sugayey
Waxaa Maanta la baajiyey kulankii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay yeelan jireen. Farriimo loo diray xubnaha Golaha wasiirada ayaa lagu wargeliyey inuu baaqday kulankii xasaasiga ahaa ee Maanta la filayey inay…
Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo xalay ka dhacay Ceelwaaq
Wararka naga soo gaarayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegayo inuu ka dhacay dagaal culus u dhaxeeyey ciidamo ka tirsan kuwa Al-Shabaab iyo kuwa Maamulka Jubbaland oo halkaas ku leh Saldhig Ciidan. Sida dadka deegaanka u sheegeen…
Xog: Kheyre oo bixiyey amar la xiriira shaqaalaha ay DF Soomaaliya qoraneyso
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay xamar post ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu dhamaan Golaha Wasiirada iyo xafiisyada kale ee dowladda u sheegay in aan la qoran karin shaqaale cusub oo dowladeed ilaa…
XOG: Khilaaf soo kala dhex galay farmaajo iyo Kheyre
Waxaa soo baxaya khilaaf culus oo u dhaxeeya madaxda ugu sarreysa dowladda federaalka Soomaaliya oo aan marna khilaafkooda dibadda usoo bixin saddexdii sano ee la soo dhaafay. xamar post ayaa heshay in khilaafka u dhaxeeya hoggaanka…
Imaraadka oo qorshe halis ah la damacsan soomaaliya
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sanadihii u dambeeyay inta badan xiriir wanaagsan la laheyd maamulada dalka, xili uu xiriirkooda diblumaasiyadeed ee dowladda federaalka uu hoos u dhacay. Somaliland ayaa kamida maamulada uu xiriirka…
Dowladda TURKIGA oo ka fakaraysa tallaabo ka dhan ah Imaaraadka oo lala yaabo
Haddii uusan jiri lahayn cudurka COVID-19, Turkigu waxaa uu diiradda saari lahaa xaaladda Liibiya oo ay is bedello muhiim ah ka dhacayaan, si ka badan inta uu hadda diiradda saaro. Markii Dowladda Qaramadda Midoobay aqoonsan tahay ee uu…
Madaxweyne WAAARE oo shaaciyey go’aan lama filaan ku noqday Villa Soomaaliya
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare, islamarkaana ku qornaa Af-Soomaali iyo English ayaa waxaa looga hadlay baaqii shalay ka soo baxay Golaha Aqalka Sare ee…
Xog: Shariif iyo Xasan oo laba sabab ku diiday la-kulanka madaxweyne FARMAAJO
Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo ku xigeenkiisa koowaad ka diiday dalab ah iney la kulmaan Madaxweyne Farmaajo.…
Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii Cawad ee DP World
Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay eedeynta dowladda federaalku u jeedisay dowladda Imaaraadka, gaar ahaan shirkadeeda DP World. Somaliland ayaa hadalkii shalay kasoo yeeray Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise…
XASAN SHEEKH oo u digay Farmaajo “Shacabka ha ku qasbin inay hub qaataan”
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga digay madaxweyne Farmaajo inuu shacabka ku hoggaamiyo inay hub u qaataan dowladda Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa u sheegay Farmaajo inuusan taariikh xun ka tagin, oo dhibaato…