Browsing Category
MAQAALLO
Xil. Mahad Salaad oo 7 qodob kusoo koobay Halista ka dhalankarta Heshiiska DFS & Ethiopia
Dowladaha Somalia iyo Ethiopia ayaa heshiis ku saleysan arrimo badan ku kala saxiixday magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia, kadib markii Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed uu booqasho hal maalin ah ku yimid Muqdisho. Heshiiskaas ayaa…
WARBIXIN: Kheyre & Fahad Yaasiin Malaga Yaabaa in Madaxda cusub ee Itoobiya ay ku Qanciyaan…
Todobaad gudihiis waxaa Itoobiya isaga daba maray laba wafdi oo midna uu hoggaaminayay agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo xiriir dhow la leh Itoobiya iyo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, si ay madaxda cusub…
DP World: Mashaariic Iyo Heshiisyo Caalamiga Ah Oo Lagala Laabtay
Shirkadda DP World waxaa iska leh xukuumadda Dubia oo ah imaarad ka tirsan Imaaraadka Carabta, waxaa ay maalgeshi ku sameysataa dekado badan oo caalamka ah. Shirkadda DP World waxaa la aasaasay sanadkii 1999, waxaa ay ka shaqeysaa arrimaha…
Heshiiska DP World iyo Somaliland Waa Mid Ka Hor Imaanaya Xeerarka Caalamiga Ah
Dr. Axmed Cali Khayre oo PhD ka diyaariyay qaanuunka caalamiga ah ayaa sheegay in heshiiska Imaaraadka ay la galeen Somaliland aanu sharci aheyn, isla markaana ay adag tahay in uu dhaqan galo. Dr. Axmed waxaa uu qabaa in Imaaraadka ay meel…
Yuusuf Garaad oo Warbixin Dheer ka qoray Xilka qaadistii lagu sameeyay
Haddii aad qormadaan u akhrineyso in aad ka hesho war dowladda ama madaxda Qaranka dhaawaca fadlan halkan ku jooji. Maaddaama aad akhriska sii wadday waxaan u arkaa in aad dooneyso in aad dareenkeyga ogaatid. Maanta oo ah Khamiis,…
Xisbiga Wadajir oo Dowladda Ku Eedeeyay Ku takri-fal Awoodeed, Musuq Iyo Faragelinta Garsoorka
Qoraal uu Xisbiga Wadajir soo saaray axaddii , isla markaana la soo gaarsiiyay Goobjoog News ayuu ku eedeeyay dowladda federaalka ah arrimo ay ka mid yihiin ku takri-fal awoodeed, musuq Iyo faragelinta Garsoorka. ku takri-fal awoodeed:…
Maxey DFS uga dhigan tahay weerarkii C/raxmaan C/shakuur ee dhiiga ku daatay?
Ciidamada dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa habbeenimadii xalay weerar qorsheysnaa oo dhiig ku daatay ku qaaday Hooyga Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur. C/raxmaan C/shakuur, ayaa lagu weeraray Hoygiisa oo ku yaala Degmada Wadajir, gaar…
Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ka faa’ideysanaya fursadaha ay dayacday dowladda Soomaaliya
Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo jiitaan qabaa’ilka, culimadda iyo qeybaha kale ee bulshadda ,waxey u muuqdaan kuwa xooga saaraya…
Faallo :-Madaxda Soomaaliya oo cagta saaray wadadii horumarka.
Inta badan shirarka wadatashiga ee dhexmaray dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada, waa kuwo u dhacay si habsami leh oo ka tarjumaya aayaha umadda, gaar ahaan marka loo eego kulankii ugu dambeeyay oo ay ka soo bexeen qodobbo xasaasi oo…
Jaamacadda Kheyre; Samafal qeyb ka noqdey fowdada tacliinta sare!
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre; ayaa dhowaan booqashadiisa Magaalada Baydhabo waxa uu waxa uu qudbad ka jeediyey jaamacad loogu magac daray isaga oo laga furey Magaalada Baydhabo. Fikradda Asaaska Jaamcadda Kheyre; ayaa timid…