Browsing Category
CIYAARAHA
WAR CUSUB: Wakiilka Kalidou Koulibaly Oo War Cusubi Kasoo Yeedhay, Man United Oo Ay Farxad U Tahay…
Wakiilka daafaca kooxda Napoli ee Kalidou Koulibaly ee Bruno Satin ayaa war cusub kasoo saaray mustaqbalka xiddigiisa isla markaana ay jawaab ka heleen kooxo badan oo ay ugu horrayso Man United oo ah kooxda inta ugu badan doonaysa. Man…
Muxuu Tababare Maurizio Sarri Ka Yidhi In Jamaahiirta Chelsea Ku Oriyeen Jorginho Xalay? Miyuu…
Tababaraha kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa ka fal-celiyay orintii ay jamaahiirta kooxdiisu kusoo dhaweeyeen xiddiga khadka dhexe ee Jorginho oo bedel kusoo galayay kulankii ay xalay guusha ka gaadheen Malmo. Tababaraha Chelsea ayaa…
Muqdisho: Gudoomiyaha xiriirka Kubadda Cagta Oo Ka hadalay sababta Ay Uga qeyb gali waayen Tartanka…
Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ahna Guddoomiye xigeenka CECAFA ahna Guddoomiyaha tartamada CECAFA mudane Cabdi Qani Siciid Carab ayaa waxaa uu shir jaraaid maanta warbaahinta ugu qabtay xafiiska xiriirka ayaa waxaa uu…
Ronaldo Oo Ku Guulestay Abaalmarinta Laacibka FIFA Ee Sanadka
Weeraryahanka Naadiga Real Madrid iyo xulka dalka Purtuqal ayaa ku guulestay abaalmarinta laacibka FIFA ee Sandkaan 2017. Munaasabad ka dhacday Magaalada london ayaa Cristiano Ronaldo Sanadkii labaad oo xiriir ah lagu gudoonsiiyay. Ronaldo…
Kooxda Juventus oo saxaafadda usoo bandhigtay Douglas Costa + Sawirro,
(Torino) 17 Luulyo 2017 – Kooxda Juventus ayaa saxaafadda usoo bandhigtay laacibka reer Brazil ee Douglas Costa oo ay kasoo qaateen kooxda Beyern Munchen. Laacibkan garab-weerarka ah ayaa booqday garoonka Juventus Allianz Stadium, isagoo…
Kooxda Juventus oo saxaafadda usoo bandhigtay Douglas Costa + Sawirro,
(Torino) 17 Luulyo 2017 – Kooxda Juventus ayaa saxaafadda usoo bandhigtay laacibka reer Brazil ee Douglas Costa oo ay kasoo qaateen kooxda Beyern Munchen. Laacibkan garab-weerarka ah ayaa booqday garoonka Juventus Allianz Stadium, isagoo…
Manchester United & Chelsea oo markale ku dagaallami kara Radja Nainggolan (Man U oo dalab…
Manchester United ayaa doonaysa inay dareenkeeda mar kale u weeciso laacibka khadka dhexe ee Roma ee Radja Nainggolan oo ay doonayso £40m oo gini maaddaama ay Tottenham iska caabisay doonistoodii Eric Dier. Nainggolan, 29 jir, ayaa ah…
Booliiska canshuuraha oo baaritaan ku sameeyay dooni uu ku tamashlaynayay Cristiano Ronaldo!
Laacibka Cristiano Ronaldo ee kooxda Real Madrid ayaa waxaa tamashlihii iyo nasiinadii ka jiirey booliiska canshuuraha ee dalka Spain kaddib karmii ay soo fuuleen doonida ay ku tamashleeynayo saacadihii ugu dambeeyay dalxiiskiisa. Laacibka…
AC Milan oo dhamaystirtay heshiiska Lucas Biglia (Goorma ayuu caafimaadka marayaa?)
AC Milan ayaa heshiis la gaartey laacibka khadka dhexe ee Lazio Lucas Biglia, iyadoo sida uu sheegayo warsidaha Gianluca Di Marzio uu laacibku berri ka tegi doono xerada tababarka Lazio si uu isla galabta berri ah caafimaadka ugu maro…