Xildhibaano Xabsiga loo taxaabay

Labo ka mid ah Xildhibaannada  baarlamaanka Dawlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa la xaqiijiyay in Xabsiga la dhigay,kuwaas oo shalay xasaanada laga qaaday sida uu sheegay Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad Deegaanka Soomaalida…